Ma u dhoofaysaa dalka Ugandha?
Majeceshahay in airportka lagu ugu yimaado waqtigaad jeceshahay?
ma rabtaa in lagaa caawiyo howlahaaga inta aad kusugan tahay dalka Ugandha?
 
Hadaba hadaay jawaabtaadu haa tahay la xariir hotelka caalamiga ah ee Ramadan Hotel.
Ramadan Hotel waxaa kuugu diyaar ah shaqaale loo tababaray howlaha shaqo ee hotel lahaan jirey.
 
Waxaad ka helaysaa maqaaxi caalami ah oo aad ku xasuusan doonto cuntadeeda dalkaagii hooyo waayahaad joogtay. 
Hadaba wixii faah faahin intaa dheer kala xiriir:
 Managing Director-RAMADAN HOTEL: Xaashi Maxamed Jaamac Cameey.
Telfoon. 256712178917 amase email address.hashicamey@hotmail.com
                    
Qiimaha qolalka:
Rooms:
Uganda Shillings
 Single= 15.000
US$
 Single= 9 dollars
 
Double occupancy: 
Uganda Shillings
 Double=20,000
US $
 Double=14
 
Twin family size:
 Single=20,000
 US $=15
 
 
single family size:
 Double=15.000
US $=12 
 
Ha moogaan hana u daymo la aanin hotelka caalamiga ah ee RAMADAN HOTEL.
 Qiimo raqiis ah iyo hotel ku raali galiya balanteenu waa adigoo ku degga RAMADAN HOTEL: