
BISHAARO. BILKHAYR. Xawaalad IFTIN Express Oo Noqotay Xawaaladda Ugu Horeysa Xawaaladaha
Ka Howlgala Dalka Soomaliya.
Xawaaladda IFTIN
Express waa
xawaalad aad ugu dheereysa xagga
teknolojiyada adeegsatana aalado casri ah kuwaasoo u sahlaya macaamiisheeda meel kasto oo ay dunida
ka joogaan in ey lacagtooda ku helaan
wax ka yar daqiiqad, taasoo loo yaqaan ON-LINE SYSTEM.
Xawaaladdan IFTIN
Express laanteeda
Norway ayaa waxaa diyaar laguugu yahay ilaa todobo
magaalooyin badan oo gobollada dalka
Soomaliya oo dhan, halkaasoo ey kugu soo
dhaweynayaan shaqaale aad u khibrad badan
oo si weyn
u soo dhoweynaya macaamiishooda.
XAWAALADA IFTIN EXPRESS WAA XAWAALADA SHACABKA SOOMAALIYEED WAXAY KUU BALAN
QAADAYSAA AMAANO IYO ADEEG HUFAN.
IFTIN WAXAY KUU BALAN QAADAYSAA IN AY EHALKAAGA KUUGU
GAYSO LACAGAHA AAD U DIRAYSO MEEL KASTA OO AY KA JOOGAAN ADUUNKA, GAAR AHAAN
DALKA SOOMAALIYA TUULO IYO CEEL IYO BAADIYABA WAY KUU GAYNAYSAA.
WAKLIILDA GOBALADA
GEDO IYO GALGADUUD WAXAY KUU BALAN QAADAYAAN
IN AY EHALKAAGA LACAGTA KUUGU GEEYAAN XATAA HADDII AY JOOGAAN BAADIYAHA
AAD U FOG.
WAKIILKA IFTIN GOBALKA GEDO:
IBRAAHIN
FARAGAAN TEL. 002521515669 ama 00254722900295
Xarunta Xawaaladda Iftin
Express waxay ku taalaa Wadanka Imaaraadka Carabta, Magaalada
XARUNTEEDA USA WAA MAHAD ILKACASE:16124810848:Email:mahadmn@hotmail