BOGGA HORE | FAALLOOYINKA | WAREYSIYADA | WARARKII HORE| SUUGAAN | DIINTA | CONTACT US
Wefti uu hoggaaminayo Barre Hiiraale oo ku sugan Garbahaarrey
Day Date Listen
Sat 20-5-06 Play
Sun 21-5-06 Play
Mon 22-5-06 Play
Tue 23-5-06 Play
Wed 24-5-06 Play
Thr 25-5-06 Play
Fri 26-5-06 Play

RADIO LINKS

Shabelle Radio
Radio Banadir

LINKS

Balanballe
Luuq Online
Abudwaq
AA Arts
Alldalka
Ayaamaha
Al-tawxiid
Allwadani
Aftahan
Allgedo
Allpuntland
AllWaamo
Baardheere Cafe
Baargaal
Beerlula Online
Baidoa
Biyo Kulule
bbcafSomali
Buurhabakaba
Cadaado.net
Ceelbuurnet
Dalmar
Dr.Osman
Dayniile
Dhabadonline
Gabayadii Doollo
Dangedo
Gedonet
Gedoweb
Goldogob
Goobjoog
Halgan Net
Halgan News
Hayaan.net
Himilo
Hirda
Hiiraan Online
Hobyonet
Horseednet
IRIN NEWS
Jowhar Online
Jubbaland
MarkaCadeey
Midnimo
Mudulood
Muqdishocity
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qurbaha
Ruunkinet
SAEMP
SaafiStudio
SBC Online
SaafiPhone
Shaballe
Somali Education
SomaliToday
Somali Watch
Somali Weyn
Somali Education
Somalitalk
Somtv.net
Srasd
somalitech
Xararyaale
Xuriyo
Wadanka
Waagacusub
Wayaha
WardheerNews
Widhwidh

 

Wefti uu hoggaaminayo Barre Hiiraale oo ku sugan Garbahaarrey

Garbahaarrey 21 June 06 (RadioGedo) Wasiirka dib u dhiska iyo dib u dejinta dowladda federaalka ku meel gaarka ah xildhibaan Barre Aadan Shire iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa waxa ay maanta gaareen magaalada Garbahaarrey ee gobolka Gedo.

Waxa uu ka soo kicitimay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo oo uu ka socday kulan lagu heshiisiinayay beelaha Sade iyo Garre oo ay xurguf siyaasadeed ka dhexeysay kuna muransanaa awoodda maamulka.

Waxa uu wasiirku soo maray wasiirku tuulada Ceelcadde oo uu xalayna baryay, halkaas oo saakay loogu sameeyay quraac, waxana uu ka jeediyay khudbad, isaga oo u ballan qaaday dadka reer Ceelcadde in maamulka isbahaysiga dooxada Jubba uu tuulada Ceelcadde u dhisi doono isbitaal.

Maantana waxa uu wasiirka iyo weftigiisaba kulamo la leeyihiin siyaasiyiin iyo wax garad ku sugan degmada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo.

Caawa ayaa sida uu weriyaheenna magaalada garbahaarrey ku soo warramayo waxa uu wasiirku kulammo xasaasi ah la leeyahay guddoomiyaha gobolka Gedo Mudane Xuseen Sheekh Cabdi Ismaaciil (Xuseen Farey) iyo ku xigeennadiisa

Guud ahaanna arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli ay ciidammo Itoobiyaan ah oo tiradoodu kor u dhaafeyso 100 askari ay ku sugan yihiin degmada Luuq Ganaane ee gobolka Gedo oo 65km waqooyi bari ka xigta magaalada Garbahaarrey.

RadioGedo

 
Wareysi Tuulada Dhamase
Shir Jaraaid

Barnaamijkii Daltabyo Riix Halkaan

 

 

 

 

 

 

         
 

Wareysiyadii Hore

 

Wararkii Hore

 

Copyright Radiogedo.com All Rights Reserved,2004
Radio Gedo