BOGGA HORE | FAALLOOYINKA | WAREYSIYADA | WARARKII HORE| SUUGAAN | DIINTA | CONTACT US
Radio GEDO u doono warar tayo leh iyo wareysiyo qiime gal ah
Day Date Listen
Sat 20-5-06 Play
Sun 21-5-06 Play
Mon 22-5-06 Play
Tue 23-5-06 Play
Wed 24-5-06 Play
Thr 25-5-06 Play
Fri 26-5-06 Play

RADIO LINKS

Shabelle Radio
Radio Banadir

LINKS

Balanballe
Luuq Online
Abudwaq
AA Arts
Alldalka
Ayaamaha
Al-tawxiid
Allwadani
Aftahan
Allgedo
Allpuntland
AllWaamo
Baardheere Cafe
Baargaal
Beerlula Online
Baidoa
Biyo Kulule
bbcafSomali
Buurhabakaba
Cadaado.net
Ceelbuurnet
Dalmar
Dr.Osman
Dayniile
Dhabadonline
Gabayadii Doollo
Dangedo
Gedonet
Gedoweb
Goldogob
Goobjoog
Halgan Net
Halgan News
Hayaan.net
Himilo
Hirda
Hiiraan Online
Hobyonet
Horseednet
IRIN NEWS
Jowhar Online
Jubbaland
MarkaCadeey
Midnimo
Mudulood
Muqdishocity
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qurbaha
Ruunkinet
SAEMP
SaafiStudio
SBC Online
SaafiPhone
Shaballe
Somali Education
SomaliToday
Somali Watch
Somali Weyn
Somali Education
Somalitalk
Somtv.net
Srasd
somalitech
Xararyaale
Xuriyo
Wadanka
Waagacusub
Wayaha
WardheerNews
Widhwidh

 

Dowladda iyo maxkamadaha oo aqbalay wadahadal shuruud la'aan ah

Khortoum 22 June 06 (RadioGedo) Dagaalladii dalka burburiyay ee 16ka sano jirsaday ka dib ayey rajada maanta laga qabo soo noqoshadii kala dambeyntu ku xiran tahay heshiis ay wada gaaraan midowga maxkamadaha iyo dowladda federaalka

Labada garab ayaa waxa ay aqbaleen in ay wada hadlaan, weliba wada hadal aan shuruud ku xirneyn

Madaxa waftiga midowga maxkamadaha islaamiga ah ay u dirsadeen dalka Sudan Cali Maxamed Ibraahim ayaa warbaahinta ugu warramay garoonka diyaaradaha ee magaalada Khortoum xalay, waxana uu sheegay in ay Sudan u yimaadeen inay la xaajoodaan dowladda federaalka.

Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir oo ah guddoomiyaha xilligan ee Jaamacadda Carabta ayaa waxa uu wadaa dadaal uu isku soo hor fariisinayo labada dhinac ee Soomaaliya ee kala ah dowladda iyo maxaakiimta.

Madaxda dowladda federaalka ayaa iyaguna waxa ay gaareen magaalada Khortoum si ay kulankaas oo maanta dhacaya ay uga qayb qaataan dhinacooda.

Si kastabase ha ahaatee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf ayaa horraantii toddobaadkii tegay kulan uu la galo maxkamadaha ku xiray shuruudo, taas oo iminka meesha ka baxday.

Kulankan ayaa waxaa la filayaa inuu ka soo qayb galo Camir Mussa, iyada oo dowladaha Itoobiya iyo Yemenna ay lug ku leeyihiin wada hadashiisiintan.

 
Wareysi Tuulada Dhamase
Shir Jaraaid

Barnaamijkii Daltabyo Riix Halkaan

 

 

 

 

 

 

         
 

Wareysiyadii Hore

 

Wararkii Hore

 

Copyright Radiogedo.com All Rights Reserved,2004
Radio Gedo