BOGGA HORE | FAALLOOYINKA | WAREYSIYADA | WARARKII HORE| SUUGAAN | DIINTA | CONTACT US
Radio GEDO u doono warar tayo leh iyo wareysiyo qiime gal ah
Day Date Listen
Sat 20-5-06 Play
Sun 21-5-06 Play
Mon 22-5-06 Play
Tue 23-5-06 Play
Wed 24-5-06 Play
Thr 25-5-06 Play
Fri 26-5-06 Play

RADIO LINKS

Shabelle Radio
Radio Banadir

LINKS

Balanballe
Luuq Online
Abudwaq
AA Arts
Alldalka
Ayaamaha
Al-tawxiid
Allwadani
Aftahan
Allgedo
Allpuntland
AllWaamo
Baardheere Cafe
Baargaal
Beerlula Online
Baidoa
Biyo Kulule
bbcafSomali
Buurhabakaba
Cadaado.net
Ceelbuurnet
Dalmar
Dr.Osman
Dayniile
Dhabadonline
Gabayadii Doollo
Dangedo
Gedonet
Gedoweb
Goldogob
Goobjoog
Halgan Net
Halgan News
Hayaan.net
Himilo
Hirda
Hiiraan Online
Hobyonet
Horseednet
IRIN NEWS
Jowhar Online
Jubbaland
MarkaCadeey
Midnimo
Mudulood
Muqdishocity
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qurbaha
Ruunkinet
SAEMP
SaafiStudio
SBC Online
SaafiPhone
Shaballe
Somali Education
SomaliToday
Somali Watch
Somali Weyn
Somali Education
Somalitalk
Somtv.net
Srasd
somalitech
Xararyaale
Xuriyo
Wadanka
Waagacusub
Wayaha
WardheerNews
Widhwidh

 

Nin lagu qisaasay magaalada Kismaayo maanta

Kismaayo 22 June 06 (RadioGedo) Nin horay u dilay laba bilood ka hor nin kale oo ay isku hayb yihiin ayaa maanta lagu qisaasay gudaha magaalada Kismaayo, ka dib markii ay xukunkaas ridday maxkamadda shareecada islaamka ee Kismaayo, isla markaasna ay labada dhinac ku waafaqeen.

Goob fagaare ah oo ay isugu yimaadeen dadweyne aad u fara badan kana soo qayb galeen maamulka isbahaysiga dooxada Jubba iyo kan degmadaba ayaa waxaa qisaasta ku fuliyay marxuumkii uu gacan ku dhiigluhu dilay aabbihiis oo dhowaan ka yimid degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo si uu u qisaasto gacan ku dhiiglaha.

Waxaa goobta falku ka dhacay ammaankeeda sugayay ciidammada ammaanka ee isbahaysiga dooxada Jubba.

Waa markii ugu horreysay ee fal caynkan oo kale ah laga fuliyo magaalada Kismaayo muddo 5 sano ah. Labada nin ee la isu qisaasay ayaa waxa ay ka wada tirsanaayeen ciidanka xabsiga ee magaalada Kismaayo.

Shacabka reer Kismaayo ayaa soo dhoweeyay qisaastan.

Radio Gedo

 
Wareysi Tuulada Dhamase
Shir Jaraaid

Barnaamijkii Daltabyo Riix Halkaan

 

 

 

 

 

 

         
 

Wareysiyadii Hore

 

Wararkii Hore

 

Copyright Radiogedo.com All Rights Reserved,2004
Radio Gedo