BOGGA HORE | FAALLOOYINKA | WAREYSIYADA | WARARKII HORE| SUUGAAN | DIINTA | CONTACT US
Radio GEDO u doono warar tayo leh iyo wareysiyo qiime gal ah
Day Date Listen
Sat 20-5-06 Play
Sun 21-5-06 Play
Mon 22-5-06 Play
Tue 23-5-06 Play
Wed 24-5-06 Play
Thr 25-5-06 Play
Fri 26-5-06 Play

RADIO LINKS

Shabelle Radio
Radio Banadir

LINKS

Balanballe
Luuq Online
Abudwaq
AA Arts
Alldalka
Ayaamaha
Al-tawxiid
Allwadani
Aftahan
Allgedo
Allpuntland
AllWaamo
Baardheere Cafe
Baargaal
Beerlula Online
Baidoa
Biyo Kulule
bbcafSomali
Buurhabakaba
Cadaado.net
Ceelbuurnet
Dalmar
Dr.Osman
Dayniile
Dhabadonline
Gabayadii Doollo
Dangedo
Gedonet
Gedoweb
Goldogob
Goobjoog
Halgan Net
Halgan News
Hayaan.net
Himilo
Hirda
Hiiraan Online
Hobyonet
Horseednet
IRIN NEWS
Jowhar Online
Jubbaland
MarkaCadeey
Midnimo
Mudulood
Muqdishocity
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qurbaha
Ruunkinet
SAEMP
SaafiStudio
SBC Online
SaafiPhone
Shaballe
Somali Education
SomaliToday
Somali Watch
Somali Weyn
Somali Education
Somalitalk
Somtv.net
Srasd
somalitech
Xararyaale
Xuriyo
Wadanka
Waagacusub
Wayaha
WardheerNews
Widhwidh

 

Isku dhac dad ku dhinteen oo ka dhacay Kismaayo

Kismaayo 25 June 06 (Luuq.com) 2 qof ayaa ku dhimatay 2 kalena inta la og yahay waa ay ku dhaawacantay iska hor imaad maanta ku dhex maray laba maleeshiyo beeleed gudaha magaalada Kismaayo.

Iska hor imaadkan oo ka dhacay xaafadda Dallacaadda ee magaalada Kismaayo ayaa timid ka dib markii laba qof ay ku murmeen goob ganacsi oo ku taallay aaggaas, ka dibna ay sababtay in ay gacan ka hadal billaabaan. Waxaa arrintaas xigtay inay isu soo col dhurteen oo midba maleeshiya haybtiisa ah uu soo kaxaystay dabadeedna halkaas uu ka dhacay is rasaaseyn socotay qaddat saacado ah.

Dadka dhintay ayaa waxa ay ka wada tirsan yihiin hal dhinac oo labada dhinac ee is rasaaseysay ah, waxana dhaawaca la keenay isbitaalka magaalada Kismaayo.

Ciidammada ammaanka ee isbahaysiga dooxada Jubba ayaa saacadihii dambe dhex galay oo xabbaddii qaboojiyay, in kasta oo maleeshiyaadka isku dhacayba ay ka tirsanaayeen isbahaysiga, haddana waxaa muuqata in ay xakameeyeen isku dhicii maanta.

Dadka degaanka xaafadda Dallacaadda ee dhibku ka dhacay ayaa waxa ay muujiyeen argagax iyo anfariir la xiriira xaaladdii maanta, waxana saacadihii xabbaduhu socdeen irdaha loo wada laabay socodkii ganacsiga in kasta oo iminka dib loo furfuray.

RadioGedo

 
Wareysi Tuulada Dhamase
Shir Jaraaid

Barnaamijkii Daltabyo Riix Halkaan

 

 

 

 

 

 

         
 

Wareysiyadii Hore

 

Wararkii Hore

 

Copyright Radiogedo.com All Rights Reserved,2004
Radio Gedo