BOGGA HORE | FAALLOOYINKA | WAREYSIYADA | WARARKII HORE| SUUGAAN | DIINTA | CONTACT US
Radio GEDO u doono warar tayo leh iyo wareysiyo qiime gal ah
Day Date Listen
Sat 20-5-06 Play
Sun 21-5-06 Play
Mon 22-5-06 Play
Tue 23-5-06 Play
Wed 24-5-06 Play
Thr 25-5-06 Play
Fri 26-5-06 Play

RADIO LINKS

Shabelle Radio
Radio Banadir

LINKS

Balanballe
Luuq Online
Abudwaq
AA Arts
Alldalka
Ayaamaha
Al-tawxiid
Allwadani
Aftahan
Allgedo
Allpuntland
AllWaamo
Baardheere Cafe
Baargaal
Beerlula Online
Baidoa
Biyo Kulule
bbcafSomali
Buurhabakaba
Cadaado.net
Ceelbuurnet
Dalmar
Dr.Osman
Dayniile
Dhabadonline
Gabayadii Doollo
Dangedo
Gedonet
Gedoweb
Goldogob
Goobjoog
Halgan Net
Halgan News
Hayaan.net
Himilo
Hirda
Hiiraan Online
Hobyonet
Horseednet
IRIN NEWS
Jowhar Online
Jubbaland
MarkaCadeey
Midnimo
Mudulood
Muqdishocity
Onkod
Puntlandpost
Qaranimo
Qurbaha
Ruunkinet
SAEMP
SaafiStudio
SBC Online
SaafiPhone
Shaballe
Somali Education
SomaliToday
Somali Watch
Somali Weyn
Somali Education
Somalitalk
Somtv.net
Srasd
somalitech
Xararyaale
Xuriyo
Wadanka
Waagacusub
Wayaha
WardheerNews
Widhwidh

 

Sidee looga dareemayaa 26ka June gobollada koonfureed

Kismaayo 26 June 06 (RadioGedo) Maanta oo ay ku beegan tahay 26kii June oo ahayd maalintii ugu horreysay ee geyi Soomaaliyeed laga taago calan Soomaaliyeed 46 sano ka hor ayaa waxaan si weyn looga xusin gobollada Koonfureed.

Gobollada Waqooyi oo iyagu ka xoroobay gumeysigii Ingiriiska 26kii June 1960 ayaa waxa aanay maanta si weyn ugu dabbaal degeynin si weyn oo u dhiganta sidii looga bartay in looga dabbaal dego.

Magaalada Baydhabo oo ay ka maqan yihiin ra'isulwasaare Geedi iyo guddoomiye Shariif oo Nayroobi ku sugan ayaa waxaa xalay laga sameeyay barnaamij ay dowladdu ugu talo gashay xuska maalintan taariikhiga ah ee 26ka June.

Sameecado waaweyn ayaa waxa ay ka lusheen goobo loogu talo galay xuska maalintan, kuwaas oo ay ka soo baxayeen heeso ku aaddan maalintan sida

Goormaan Liibaannay?, 60kii

Luggooyadii na deysayeey? 26kii Juun

Goormaan Lulannay? 6dii saac

Goormaan Ladnaannay? 1dii Luuliyo oo laba midowday

Si kastaba ha ahaatee ma jiraan xus ka socda magaalooyinka Jowhar, Muqdisho iyo Kismaayo, kuwaas oo aad dareemaysid in maalintan aanba laga qiimeynaynin gaar ahaan magaalooyinka ay ka taliyaan maxkamadaha islaamiga ah.

Somaliya ayaa kala qoqoban, somaliland waxa ay ku dhawaaqatay maamul u gaar ah iyadoo sheegtay inay ka go'day Somaliya inteeda kale, Puntland iyaduna maamul goboleed u gaar ah ayey ku dhawaaqday in kasta oo aanay go'in. Dhulka ay maxkamaduhu ka taliyaanna waxa aad mooddaa in nidaamka ka jiraa uusan soo dhoweynaynin xusid maalin taariikhdan oo kale leh. Baydhabo waa laga xusi karaa oo waa meel ay dowladda federaalka ee daciifka ahi ka shaqeyso.

Waxaa adag in dib loo helo 18kii gobol ee Soomaaliya oo ay maalintani u tahay mid xusid gaar ah u mudan.

Radio Gedo

 
Wareysi Tuulada Dhamase
Shir Jaraaid

Barnaamijkii Daltabyo Riix Halkaan

 

 

 

 

 

 

         
 

Wareysiyadii Hore

 

Wararkii Hore

 

Copyright Radiogedo.com All Rights Reserved,2004
Radio Gedo