RADIO LINKS
Shabelle Radio Radio Banadir
LINKS
Balanballe Luuq Online Abudwaq AA Arts Alldalka Ayaamaha Al-tawxiid Allwadani Aftahan Allgedo Allpuntland AllWaamo Baardheere Cafe Baargaal Beerlula Online Baidoa Biyo Kulule bbcafSomali Buurhabakaba Cadaado.net Ceelbuurnet Dalmar Dr.Osman Dayniile Dhabadonline Gabayadii Doollo Dangedo Gedonet Gedoweb Goldogob Goobjoog Halgan Net Halgan News Hayaan.net Himilo Hirda Hiiraan Online Hobyonet Horseednet IRIN NEWS Jowhar Online Jubbaland MarkaCadeey Midnimo Mudulood Muqdishocity Onkod Puntlandpost Qaranimo Qurbaha Ruunkinet SAEMP SaafiStudio SBC Online SaafiPhone Shaballe Somali Education SomaliToday Somali Watch Somali Weyn Somali Education Somalitalk Somtv.net Srasd somalitech Xararyaale Xuriyo Wadanka Waagacusub Wayaha WardheerNews Widhwidh
Tacshiirad maanta ka dhacday gudaha magaalada Kismaayo oo dad ku geeriyoodeen kuwo kalena ku dhaawacmeen, iyo xiisad arrintaas ka dhalatay oo ka taagan gudaha magaalada Kismaayo, waxaan kaloo idiin soo gudbinaynaa 14/02/06
Dadweyne reer Kismaayo oo ka mudaaharaadayay Sawir gacmeedkii Wargeys Denish ahi uu ku caayay Nebi Muxamed (SCW) 14/02/06
Beelaha Sade iyo Harti oo magaalada Kismaayo ku soo gebagebeeyay shir muddo uga soconayay magaalada Kismaayo oo ay ka qudbeeyeen Xildhibaan Barre Hiiraale iyo odayaasha beelaha oo jeediyay qudbado xasaasi ah 03/12/2005
Sida uu gobolka Gedo uga faaiideysanayo lacag dhan 2.5 milyan Dollar oo ay dowladda Talyaanigu ugu deeqday qaar ka mid ah gobollada Soomaaliya 21/11/2005
Isbahaysiga dooxada Jubba oo si caro leh uga jawaabay warbixin ay dhowaan soo saartay hayadda QM u qaabilsan horumarinta ee UNDP oo sheegtay in IDJ ay sanadkii dekedda Kismaayo ka soo gasho $5.8m.
Maleeshiyooyinkii jid gooyooyinka iyo isbaarooyinku ay u yaalleen degaanka Xaranka ee jubbada dhexe oo lagu guuleystay inay ka mid noqdaan guutada 2aad ee ciidammada IDJ
Isbahaysiga dooxada Jubba muxuu uga gol leeyahay burburinta mehradihii ganacsiga ee ku yaallay hareeraha waddooyinka dhex mara magaalada Kismaayo
guddoomiyaha degmada Kismaayo iyo guddoomiyaha ururka haweenka ee gobolka Jubbada Hoose oo booqday degaanno ka tirsan Jubbada Hoose oo abaaro laga soo sheegayo
Isbahaysiga dooxada Jubba oo muddo lix sano ah markii ugu horreysay isugu yeeray ciidammada Badda si ay u difaacaan burcad badeedda
Baroordiiqda iyo tacsida loo sameynayo Abwaankii geeriyooday ee Cabdulqaadir Xirsi Yamyam Allaha u naxariistee oo ka dhacday Hotel Tawakal ee magaalada Kismaayo
Sidee Looga Ciiday Gobalka GEDO, Jubbooyinka Iyo Warbixinadii Radio GEDO
Dadaallada xereynta maleeshiyooyinka degmada Beledxaawo
Col. Yuusuf Dhuumaal oo ka soo laabtay tababar Ugandha
Beesha Xasan Gaalshireedle ee gobolka J/hoose oo dooratay nabadoon guud oo hoggaamiya beesha Xasan Gaalshireedle ee jubbada Hoose 13/2/06
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee New Zealand oo deeqo gaarsiineyso dadka abaaruhu ku dhufteen ee gobolka Gedo iyo 18 sano markii ugu horreysay oo ciyaartoy ka kala socota Gobolka Gedo iyo Gobolka Jubbada Hoose ay ka dhacday Kismaayo.14/02/06
Haweenka Jubbada hoose oo ugu baaqay xubnaha labada gole ee dowladda FKMG ee ku sugan magaalada Kismaayo ka shaqeynta dib u soo celinta qarannimada Soomaaliya
Gaadiid mucaawino u soday gobolka Bakool oo maleeshiyooyin ku sugan degmada Luuq ay gacanta ku dhigeen 18/1/06
Degaanno ka tirsan gobollada Jubbooyinka oo lagu uruurinayo maleeshiya ka soo jeeda beelaha Absame oo aan la sheegin sababaha loo xereynayo oo aan ka wareysannay guddoomiyaha degmada Afmadow 27/11/2005
IDJ oo muddo 15 sano ah markii ugu horreysay dayactir ku sameeyay fagaaraha 1da luuliyo ee beerta xorriyadda ee magaalada Kismaayo 27/11/2005
Wax garadka beelaha Sade iyo Harti ee ku shirsanaa magaalada Kismaayo oo isku dhaarsanaya fulinta qodobbo ay ku heshiiyeen oo la soo bandhigayo 27/11/2005
Arrimo ku saabsan dowladda federaalka Soomaaliya 27/11/2005
IDJ oo muddo 6 sano ah markii ugu horreysay shaaca ka qaaday inaanay u fariisanaynin gacan ay ka helaan hayadaha samafalka iyo deeq ay ka helaan gacan shisheeye toona 21/11/2005
Dadaallada uu IDJ ku doonayo in dhinacyada dowlada Federaalka ku meel gaarka ah in uu isugu keeno magaalada Kismaayo oo aannu ka wareysanayno danjire Cabdi Shire Warsame oo ah ergayga IDJ u qaabilsan hawlaha dhexdhexaadinta dowladda ku meel gaarka ah 21/11/2005
Sidee ayaa loo arkaa qoraalkii dowladda federaalka Soomaaliya ay ka soo saartay sida ay gobollada Soomaaliya isu raaraacisay iyo 15ka degmo ee dooxada Jubba oo la is raaciyay
Dhegayso Khudbaddii Xildhibaan Barre Hiiraaleee Heshiiskii Kismaayo
Dhegayso Khudbaddii Col cabdi Cigaal ee Heshiiskii Kismaayo
Barnaamijkii Daltabyo Riix Halkaan
HOME
Wareysiyada
Copyright Radiogedo.com All Rights Reserved,2004 Radio Gedo